


Active Students
Online Video Courses

Waxaan u abuurnay dhalinyarada Soomaaliyeed fursad ay ku bartaan xirfado qiimo leh iyaga oo jooga gurigooda, goobtooda shaqo, ama meel kasta oo ay joogaan. Waxaan kuu keeneynaa aqoon iyo xirfad si aad ula jaanqaado dunida digital-ka ah.
6h 51m
4h 20m
13h
Ha sugin berrito. Bilow maanta, horumarina xirfadahaaga si aad u gaarto mustaqbal wanaagsan.
Ardaydeennu Maxay Ka Yiraahdaan Garaadkaab Academy?
“Garaadkaab Academy waxay ii ahayd meel aan si fudud uga bartay Graphic Design anigoo jooga gurigayga. Casharradu way fudud yihiin, macallimiintuna si fiican bay wax u sharxaan.”
IT Student
“Anigoo shaqeeya ayaan haddana fursad u helay inaan online ku barto Digital Marketing. Jadwalku waa dabacsan yahay, taas ayaana iga caawisay inaan si fudud wax ku barto.”
IT Student
“Waxaan jeclahay sida ay Garaadkaab Academy noogu dhiirrigeliso xirfadaha casriga ah. Waxaan hadda baranayaa Programming, waxaana dareemayaa kalsooni badan.”
IT Student
Students Registered
Lessons Uploaded
Years Of Experience
Expert Intructors
kusoo dhowoow Garaadkab