shape
shape

Latest News

Aragtida iyo Hadafka GARAADKAAB ACADEMY

Aragtideena – Waxbarasho Aan Xuduud Lahayn Aragtida GARAADKAAB ACADEMY waa in qof kasta oo Soomaaliyeed uu helo fursad waxbarasho oo aan ku xidhneyn meel, waqti, ama xaalad gaar ah. Waxaan aaminsanahay in aqoontu tahay furaha guusha, isla markaana ay tahay xuquuq uu leeyahay qof walba. Sidaas

Read More

Madal Casri ah oo Waxbarashada Soomaaliyeed U Horseedaysa Mustaqbalka

ARAADKAAB ACADEMY Waa Kuma? Sanadihii ugu dambeeyey, dunidu waxay si weyn ugu wareegtay dhanka tiknoolojiyada iyo waxbarashada online-ka ah. Arrintan ayaa abuurtay baahi weyn oo loo qabo madal waxbarasho oo casri ah, fudud, isla markaana gaarta qof kasta oo Soomaaliyeed meel kasta oo uu joogo. Sidaas

Read More

11-ka Xirfadood Ee Aad Ka Baran Karto GARAADKAAB ACADEMY

1. Cryptocurrency Haddii aad rabto inaad fahanto lacagaha digital-ka ah iyo sida loo maalgashado, koorsada Cryptocurrency waxay ku siinaysaa aqoon ku saabsan suuqa crypto, trading, iyo hababka lacagta online-ka ah. 2. English Language Barashada luqadda English-ka waxay kuu furaysaa albaabo badan oo waxbarasho iyo shaqo. Koorsadan

Read More