Our Vision/ Aragtideena
Waa Inaan U Abuurno Jowi Usuura Geliya Qof Walbo oo Soomaali ah Oo doonaya Waxbarasho Aan ku Xadidneyn Goob Iyo Waqti Cayiman Oo Aan Ugu Geyno Qofka Ardayga ah Aqoontii U baahnaa Inta Aan Awoodno Gurigiisa Ama Goobtiisa Shaqo Asiga oon Waqti ka Lumin.
Our Mission/ Hadafkeena
Hadafkeenu Waa inaan la Wadaagno Aqoonta Digitalka ku Dhisan Ee Maanta loo Guuraayo Arday walbo oo Soomaaliyeed Oo Jecel waxbarshada Anaga Oo Siineyna Ardayga AQoon iyo Xirfad Isla Socda Si Aan Usoo Saarno Jiil Dhanwalbo ka dhisan Oo la Jaanqaadi Kara Dunida Digital ka Noqotey Oo Naftiisa Wax Tarikara