

Excel ku waa barnaamij xisaabeed loogu talo galay inuu fududeeeyo hab Xisaabayada kala duwan ee goobaha ganacsi .
Waana Barnaamijka kaliye ee aan laga maarmin marka la jooga xisaabinta goobaha ganacsiga xitaa hadii la isticmaalaayo Barnaamijyada ugu dambeeyey ee dhanka xisaabaadka.
Inta aad dhiganayso Course-kan Advanced Excel Accounting ku wuxu dabooli doonaa baahi badan oo looga baahan yahay Goobtada ganacsi iyo Xisaabteeda. Excel ku waxa uu ka mid yahay Barnaamijayada ay aadka u Isticmaaalaan dhamaan shirkadaha waaweyn & kuwa yar yarba.
Faa’iidooyinka Course kan/Benefits of this Course:-
3.In si dhow aad ula socon kartid Faa’iidada & Khasaaradah shirkada.
(Petty cash management)
Hadaba Marka aad dhamaysato Course-kan waxaad awood U Yeelan doontaa inaad ka shaqayso goobt kasta oo ku shaqaysa
Barmaamijkaani Excel Accounting ka maadama uu yahay barmaamij inta ugu badan ay isticmaalaan goobaha ganacsi International & Local Intuba