shape
shape

New CourseQuickbboks Desktop Complete Course

  • Home
  • Course
  • New CourseQuickbboks Desktop Complete Course
Students: 1 Views: 24

New CourseQuickbboks Desktop Complete Course

About The Course

QuickBooks Desktop Enterprise Waa Course aad muhiim ugu ah

Ganacsatada Iyo ardayda Dhigta kuliyadaha ganacsiga Iyo Xisaabaadka  si ay u maareyaan Xisaaboodkooda, Hadaba Course QuickBooks Desktop

Enterprise waxaad kaga bogan doontaa sidii aad ganacsigaaga u maareyn lahayd adigo Jooga Goobtaada Gancsiga ama hadii aad Tahay Qof shaqaale ah  hadaba Hadii Aada daneyneyso Koorsadaani Sida Heerka sare Loo soo Diyaariyey fadlan ka faa ideyso. koorsadaani Inta inoo socot waxaan ku baran doona Casharo Aad Muhiim u ah Oo Laga soo Fikirey Si kooban koorsada Waxay ka koobantahay 9

Module ,Module Walbana Waxaa Hoos Imaanaya Casharo farabadan Hadaba

Baro Xirfad Maanta Kuna shaqeyso Beri. Work Smarter Not Harder

The Course Curriculam

Chapter 1 : Introduction To Quickbooks Desktop Enterprise

  • Casharka 1aad- Course Introduction
    04:00
  • Casharka 2aad-Downloading Quickbooks Enterprise Solutions
    04:00
  • Casharka 3aad- Installing Quickbooks Enterprise Solutions
    11:00
  • Casharka 4aad- Create New Company file
    09:00
  • Casharka 5aad- changing fiscal Year
    02:00
  • Casharka 6aad- Preferences
    04:00
  • Casharka 7aad- Charts Of accounts
    05:00

Chapter 2 : Quickbooks Desktop Environments

Chapter 3 : Setting Up new Customers and Vendors

Chapter 4: Setting up Items

Chapter 5: General Journal and Transactions

Chapter 6: Customer Transactions

Chapter 7: Working With the Banking

Chapter 8: Safety And Security

Chapter 9 : Financial Reports

favicon 1

Abshir

10 Courses 19 Students
No Review Yet
No Review Yet