GARAADKAAB MUXUU YAHAY

About Us

GARAADKAAB ACADEMY Waa Madal E- Waxbarasho oo bixisa Cilmiga IT ga La xariiro noocyadiisa Kala duwan iyo Guud ahaan Culuumta wax Tarka u leh bulshadeena Soomaaliyeed Iyada Oo ku bixisa Qaab ONLINE ah . Waana Madal La Jaanqaadeysa Marwalbo Tiknoolojiyada casriga ah Si Aan ugu faaideyno Dhalinta Soomaaliyeed Dal iyo Dibad Intuba .Taasina Waxaa Daliil u ah Madasha GARAADKAAB Markii ugu horeysey Waxaa lagu Bilaabey Qaab ONLINE ah Si aan fursad Usiino Ardaydeena soomaaliyeed Dal iyo Dibad Si ay wax U bartaan ayaga oo jooga Gurigooda Ama goobtooda shaqo. Madasha GARAADKAAB waxaa La Aasey Sanadkii 2021 Balse waxaa Si Rasmi ah loo daahfuray Sanadkii 2022- Bisha 8aad-12 keeda .

Our Vision/ Aragtideena

Waa Inaan U Abuurno Jowi Usuura Geliya Qof Walbo oo Soomaali ah Oo doonaya Waxbarasho Aan ku Xadidneyn Goob Iyo Waqti Cayiman Oo Aan Ugu Geyno Qofka Ardayga ah Aqoontii U baahnaa Inta Aan Awoodno Gurigiisa Ama Goobtiisa Shaqo Asiga oon Waqti ka Lumin.

Our Mission/ Hadafkeena

Hadafkeenu Waa inaan la Wadaagno Aqoonta Digitalka ku Dhisan Ee Maanta loo Guuraayo Arday walbo oo Soomaaliyeed Oo Jecel waxbarshada Anaga Oo Siineyna Ardayga AQoon iyo Xirfad Isla Socda Si Aan Usoo Saarno Jiil Dhanwalbo ka dhisan Oo la Jaanqaadi Kara Dunida Digital ka Noqotey Oo Naftiisa Wax Tarikara

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *