Odoo Accounting Essential Course

Categories: Account & Business
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Odoo Accounting Complete Course

Course Description

Odoo waaAccounting Software loogu talo galay in Si fudud Loogu Xisaabiyo Noocwalbo Oo Ganacsi .

Waana Barnaamijka kaliya ee aan laga maarmikarin Waqtigaani La joogo Waayo Odoo ERP system Wuxuu Daaqada Ka saaraey Dhamaan Softwarskii Loo Isticmaalaayey In Lagu Xisaabiyo

Ganacsiyada Yar yar iyo Kuwa Waa Wayn Intuba Waxaana Awoodaasi siiyey Inuu yahay All In One Platform Oo Micnaheedu tahay Inuu haysto dhamaan features ka App Kasta Gaarkiisa Ulahaa oo aad ka heleyso hal Boos 

Inta aad dhiganayso Course-kan Odoo ERP Accounting  wuxuu dabooli doonaa baahi badan oo looga baahan yahay Goobtada ganacsi iyo Xisaabteeda. Odoo waxa uu ka mid yahay

Barnaamijayada ay aadka u Isticmaaalaan  dhamaan shirkadaha waaweyn & kuwa yar yarba Waqtigaani Lajoogo Weliba Soomaalideena hada La qabsanaayaan barashadiisa iyo Isticmaalkiisa.

Faa’iidooyinka Course kan/Benefits of this Course:-

  1. Waxa uu ku fudadayn doona in si fudud aad u xisaabisid Ganacsigaaga Noocwalbo uu Yahay.
  2. In Xog badan oo Xisaabeed wakhti aad u yar aad ku falqaynkartid, Kana soo saari doontid macluumaad lagu go’aan Lagu Gaari karo.

3.In si dhow aad ula socon kartid Faa’iidada & Khasaaradah shirkada.

  1. In aad saadaalin kartid markaad koorsadaani aad dhamaysatid Faa’iidad aad gaadhi kartid kolba iibkagu halku marayo Adiga Oo Ku Saleynaayo .

Hadaba Marka aad dhamaysato Course-kan waxaad awood U Yeelan  doontaa inaad ka shaqayso goobt kasta oo ku shaqaysa

Barmaamijkaani Odoo Accounting ka  maadama uu yahay barmaamij inta ugu badan ay isticmaalaan goobaha ganacsi International & Local Intuba.

Show More

What Will You Learn?

  • Odoo ERP Software
  • Four Chapters
  • 28+ Lessons

Course Content

Odoo Accounting course

  • Casharka 1aad – Introduction About Odoo
    08:00
  • Casharka 2aad-Odoo Community VS Odoo Enterprise
    05:00
  • Casharka 3aad- Odoo Prices VS Quickbooks Online Price
    04:00
  • Casharka 4aad- Creating Odoo Enterprise Account For Free
    08:00
  • Casharka 5aad- Chart Of Accounts Update ah
    08:00
  • Casharka 6aad- Configuration Settings In Odoo Update ah
    07:00
  • Casharka 7aad- Create Product Items
    10:00
  • Casharka 8aad- Inventory Adjustment Quantity on Hand
    05:00
  • Casharka 9aad- Creating Customers and Vendors
    10:00
  • Casharka 10aad- Investment In cash Records
    06:00
  • Casharka 11aad- Purchase Agreement Update ah
    11:00
  • Casharka 12aad- Call for Tender Update
    08:00
  • Casharka 13aad – Creating Purchase Order And Vendor Bills Part One
    12:00
  • Casharka 14aad- Purchase Order Part Two
    04:00
  • Casharka 15aad- Register Payment
    11:00
  • Casharka 16aad- Purchase Receipt
    07:00
  • Casharka 17aad- Creating Sales Record
    18:00
  • Casharka 18aad- Customer Payment
    05:00
  • Casharka 19aad- Installing Point Of sale Casharka
    10:00
  • 20aad- Sales Point Of sales
    11:00
  • Casharka 21aad- Refund For Customers
    06:00
  • Casharka 22aad- Create credit Note
    08:00
  • Casharka 23aad0 Assets Models
    14:00
  • Casharka 24aad- Assets Management
    05:00
  • Casharka 25aad- Recording Expenses In Odoo
    16:00
  • Casharka 26aad- Foloow Up Reports
    05:00
  • Casharka 27aad – Budget Management
    09:00
  • Casharka 28aad- Financial Report
    10:00
  • Casharka 29aad- Accounting Closing For the End Year
    11:00
  • Casharka 30aad- Making multi Branches in Odoo casharka
    06:00
  • 31aad- Making Multi Users In Odoo
    07:00

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
Scan the code