
About Course
Excel Accounting Course
Description/Faahfaahin
Excel ku waa barnaamij xisaabeed loogu talo galay inuu fududeeeyo hab Xisaabayada kala duwan ee goobaha ganacsi .
Waana Barnaamijka kaliye ee aan laga maarmin marka la jooga xisaabinta goobaha ganacsiga xitaa hadii la isticmaalo Barnaamijiyadii ugu dambeeyey ee xisaabadka.
Inta aad dhiganayso Course-kan Excel Accounting ku wuxu dabooli doontaa baahi badan oo looga baahan yahay Goobtada ganacsi iyo xisaabteeda. Excel ku waxa uu ka mid yahay Barnaamijayada ay aadka u isticmaaalaan dhamaan shirkadaha waaweyn & kuwa yar yarba.
Faa’iidooyinka Course kan/Benefits of this Course:-
- Waxa uu ku fudaydan doona in si fudud aad u xisaabisid Ganacsigaaga.
- In Xog badan oo xisaabeed wakhti aad u yar aad ku falqaynkartid,
Kana soo saari doontid macluumaad lagu go’aan qaadan karo.
- 3. In si dhow aad ula socon kartid Faa’iidada & Khasaaradah shirkada.
- In aad saadaalin kartid markaad koorsadaani aad dhamaysatid Faa’iidad aad gaadhi kartid kolba iibkagu halku marayo .
- In aad ku maamuuli kartid kharashaadka yar yare e shirkada (Petty cash management)
Hadaba Marka aad dhamaysato Course-kan waxaad awoodi doontaa inaad ka shaqayso goobta kasta oo ku shaqaysa barmaamijkan maadama uu yahay barmaamij inta ugu badan ay isticmaalaan goobaha ganacsi International & Local.
Course Content
Chapter One : An introduction To Excel Accounting
-
Casharka 1aad – Introduction To excel Accounting
10:21 -
Casharka 2aad – Sum Formula
07:11 -
Casharka 3aad – Sum IF Formula
-
Casharka 4aad- Types of Count
00:00 -
Casharka 5aad-Ifsblank Function
00:00 -
Casharka 6aad- Count If
00:00 -
Casharka 7aad -Average Formula
00:00 -
Casharka 8aad -Exam Formula
00:00 -
Casharka 9aad – Multiplication table
00:00