Advanced Excel for Accounting Course

Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Advanced Excel For Accounting Course

Description/Faahfaahin

Excel ku waa barnaamij xisaabeed loogu talo galay inuu fududeeeyo hab Xisaabayada kala duwan ee goobaha ganacsi .

Waana Barnaamijka kaliye ee aan laga maarmin marka la jooga xisaabinta goobaha ganacsiga xitaa hadii la isticmaalaayo Barnaamijyada ugu dambeeyey ee dhanka xisaabaadka.

Inta aad dhiganayso Course-kan Advanced Excel Accounting ku wuxu dabooli doonaa baahi badan oo looga baahan yahay Goobtada ganacsi iyo Xisaabteeda. Excel ku waxa uu ka mid yahay Barnaamijayada ay aadka u Isticmaaalaan  dhamaan shirkadaha waaweyn & kuwa yar yarba.

Faa’iidooyinka Course kan/Benefits of this Course:-

  1. Waxa uu ku fudadayn doona in si fudud aad u xisaabisid Ganacsigaaga.
  2. In Xog badan oo Xisaabeed wakhti aad u yar aad ku falqaynkartid, Kana soo saari doontid macluumaad lagu go’aan qaadan karo.

3.In si dhow aad ula socon kartid Faa’iidada & Khasaaradah shirkada.

  1. In aad saadaalin kartid markaad koorsadaani aad dhamaysatid Faa’iidad aad gaadhi kartid kolba iibkagu halku marayo Adiga Oo Ku Saleynaayo .

  2. In aad ku maamuuli kartid kharashaadka yar yare e shirkada Sida (Petty cash management)

Hadaba Marka aad dhamaysato Course-kan waxaad awood U Yeelan  doontaa inaad ka shaqayso goobt kasta oo ku shaqaysa Barmaamijkaani Excel Accounting ka  maadama uu yahay barmaamij inta ugu badan ay isticmaalaan goobaha ganacsi International & Local Intuba.

Show More

Course Content

Chapter One -Fundamental functions In Excel

  • Lesson 1–Introduction To Excel Accounting Course
    09:00
  • Lesson 2-Sum Formula
    05:00
  • Lesson 3- SumIf formula
    06:00
  • Lesson 4- Multiplication table
    08:00
  • lesson 5- SumIfs Formula
    07:00
  • lesson 6- sumproduct
    04:00
  • lesson 7- Count Functions
    06:00
  • Lesson 8- CountIf
    04:00
  • Lesson 9- LookUp
    05:00
  • lesson 10- Indicators
    08:00
  • Lesson 11- VLookUp
    10:00
  • Lesson 12aad – If Function Part One
    09:00
  • Lesson 13- If Function part Two
    06:00
  • Lesson 14- Mean median mode
    03:00
  • Lesson 15 -Average Formula
    07:00
  • Lesson 16- Max and Min
    03:00
  • Lesson 17- Small and Large
    07:00
  • Lesson 18 Excel Tips and Tricks part one
    02:00
  • Lesson 19 – Excel Tips and tricks
    03:00
  • Lesson 20 Excel Tips and tricks
    04:00

Chapter Two-Application In Excel

Chapter Three -Accounting cycle

Chapter Four- payroll Employee Deduction

Chapter Five -Data Analysis

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
Scan the code