About Course
Odoo Accounting Complete Course
Course Description
Odoo waaAccounting Software loogu talo galay in Si fudud Loogu Xisaabiyo Noocwalbo Oo Ganacsi .
Waana Barnaamijka kaliya ee aan laga maarmikarin Waqtigaani La joogo Waayo Odoo ERP system Wuxuu Daaqada Ka saaraey Dhamaan Softwarskii Loo Isticmaalaayey In Lagu Xisaabiyo
Ganacsiyada Yar yar iyo Kuwa Waa Wayn Intuba Waxaana Awoodaasi siiyey Inuu yahay All In One Platform Oo Micnaheedu tahay Inuu haysto dhamaan features ka App Kasta Gaarkiisa Ulahaa oo aad ka heleyso hal Boos
Inta aad dhiganayso Course-kan Odoo ERP Accounting wuxuu dabooli doonaa baahi badan oo looga baahan yahay Goobtada ganacsi iyo Xisaabteeda. Odoo waxa uu ka mid yahay
Barnaamijayada ay aadka u Isticmaaalaan dhamaan shirkadaha waaweyn & kuwa yar yarba Waqtigaani Lajoogo Weliba Soomaalideena hada La qabsanaayaan barashadiisa iyo Isticmaalkiisa.
Faa’iidooyinka Course kan/Benefits of this Course:-
- Waxa uu ku fudadayn doona in si fudud aad u xisaabisid Ganacsigaaga Noocwalbo uu Yahay.
- In Xog badan oo Xisaabeed wakhti aad u yar aad ku falqaynkartid, Kana soo saari doontid macluumaad lagu go’aan Lagu Gaari karo.
3.In si dhow aad ula socon kartid Faa’iidada & Khasaaradah shirkada.
- In aad saadaalin kartid markaad koorsadaani aad dhamaysatid Faa’iidad aad gaadhi kartid kolba iibkagu halku marayo Adiga Oo Ku Saleynaayo .
Hadaba Marka aad dhamaysato Course-kan waxaad awood U Yeelan doontaa inaad ka shaqayso goobt kasta oo ku shaqaysa
Barmaamijkaani Odoo Accounting ka maadama uu yahay barmaamij inta ugu badan ay isticmaalaan goobaha ganacsi International & Local Intuba.
Course Content
Odoo Accounting course
-
Casharka 1aad – Introduction About Odoo
08:00 -
Casharka 2aad-Odoo Community VS Odoo Enterprise
05:00 -
Casharka 3aad- Odoo Prices VS Quickbooks Online Price
04:00 -
Casharka 4aad- Creating Odoo Enterprise Account For Free
08:00 -
Casharka 5aad- Chart Of Accounts Update ah
08:00 -
Casharka 6aad- Configuration Settings In Odoo Update ah
07:00 -
Casharka 7aad- Create Product Items
10:00 -
Casharka 8aad- Inventory Adjustment Quantity on Hand
05:00 -
Casharka 9aad- Creating Customers and Vendors
10:00 -
Casharka 10aad- Investment In cash Records
06:00 -
Casharka 11aad- Purchase Agreement Update ah
11:00 -
Casharka 12aad- Call for Tender Update
08:00 -
Casharka 13aad – Creating Purchase Order And Vendor Bills Part One
12:00 -
Casharka 14aad- Purchase Order Part Two
04:00 -
Casharka 15aad- Register Payment
11:00 -
Casharka 16aad- Purchase Receipt
07:00 -
Casharka 17aad- Creating Sales Record
18:00 -
Casharka 18aad- Customer Payment
05:00 -
Casharka 19aad- Installing Point Of sale Casharka
10:00 -
20aad- Sales Point Of sales
11:00 -
Casharka 21aad- Refund For Customers
06:00 -
Casharka 22aad- Create credit Note
08:00 -
Casharka 23aad0 Assets Models
14:00 -
Casharka 24aad- Assets Management
05:00 -
Casharka 25aad- Recording Expenses In Odoo
16:00 -
Casharka 26aad- Foloow Up Reports
05:00 -
Casharka 27aad – Budget Management
09:00 -
Casharka 28aad- Financial Report
10:00 -
Casharka 29aad- Accounting Closing For the End Year
11:00 -
Casharka 30aad- Making multi Branches in Odoo casharka
06:00 -
31aad- Making Multi Users In Odoo
07:00